Douglas Costa oo xalay soo gaarey Torino ayaa haatan caafimaadka u maraya Juve + Sawirro

(Torino) 12 Luulyo 2017 – Douglas Costa ayaa xalay fiidkii soo caga dhigtay magaalada Torino, isagoo uu wehlinayay maamulka guud ee Juventus ee Beppe Marotta, si uu u dhamaystiro kasoo wareegistiisa Bayern Munich.

Laacibkan oo Sebtember 27-jirsanaya kana soo degey Caselle airport ayaa haatan caafimaadka ku maraya J Medical centre, isagoo ku yimid laba sano oo amaah oo haatanla bixinayo €6m hadhoowna €40m, taasoo khasab noqonaysa haddii waxyaabaha qaar ay hirgalaan.

b3 b2 B1

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close