DAAWO: Inta badan laacibiinta cusub ee AC Milan oo shalay ka qayb qaatay ciyaartii Lugano + Sawirro

(Lugano) 12 Luulyo 2017 – Kooxda AC Milan ayaa shalay dheeshey kulankeedii ugu horreeyay ee is diyaarinta kal-horaadka kaasoo ay 4-0 kagasoo badiyeen kooxda reer Swiss ee Lugano.

Milan oo ay goolasha u kala dhaliyeen Cutrone, Crociata, Sosa iyo Gomez ayaa waxaa kasoo muuqday 5 ka mid ah laacibiinta ay fasalkan soo iibsatey kooxda Milan oo kala ah Musacchio, Riccardo Rodriguez, Kessie, Borini iyo Calhanoglu.

Waxaa kulankaa wacdaro ka dhigay Kessie iyo R. Rodriguez, waxaan sidoo kale xumayn Musacchio, balse waxaan weli jir ahaan diyaar ahayn Calhanoglu oo aan 4 bilood banooni ciyaarin.

Dhanka lambarrada laacibiinta cusub ayaa u kala qaatay sidatan; Musacchio 22, Riccardo Rodriguez 68 (taariikhdii ay hooyadii dhalatay), Kessie 19, Borini 11 iyo Calhanoglu 10.

Halkan ka DAAWO….

b2 b3 b4 b5 b7

B b1 B2 B5 B6 B7 B9 B10 B11 B12 B13 B14 B15 B16 B17 B19

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close