DEG DEG: ”Waxaan ku biirayaa kooxda AC Milan” – Hakan Çalhanoğlu oo kasoo degey Milano + Sawirro cusub + Muuqaal

(Leverkusen) 02 Luulyo 2017 – Hakan Calhanoglu ayaa u mahad celiyay kooxda Bayer Leverkusen isagoo xaqiijiyay “inuu u socdo inuu qandaraas saxiixo” taasoo qayb ka ah qorshe €20m iyo €4m oborteen ah uu ku imanayo AC Milan.

Hakan Calhanoglu ayaa waqtigan xaadirka ah soo caga dhigtay gegada caalamiga ah ee  Linate Ata, iyadoo lagu wado inuu laacibkan khadka dhexe ee reer Turki uu isla galabta tago xerada Milanello si looga qaado tijaabada jireed, isagoo noqonaya laacibkii 6-aad ee ay xagaagan soo iibsato kooxda Rossoneri.

Heshiiska ayaa xalay la dhameeyay iyadoo uu laacibkan caalamiga ah ee reer Turki lagu wado inuu galabta kasoo dego Milano si uu caafimaadka ugu maro AC Milan, isla markaana uu qalinka ugu aaso heshiis 4 sano ah oo uu €2.5m sanadkii ku qaadanayo.

“Waxaan doonayaa inaan la saxiixso Milan,” ayuu Calhanoglu u sheegay warsidaha reer German ee Bild.

“Waxaan doonayaa inaan u mahad celiyo Bayer Leverkusen, maareeyayayaasha iyo taageerayaasha 3-dii sano ee cajiibka ahayd. Haatan waxaan gelayaa hardan cusub.” ayuu raacshey.

Caafimaadka Calhanoglu ayaa ah arrin muhim ah maaddaama uusan ciyaarin tan iyo 2-dii Febraayo, kaddib markii ay FIFA gorodda u surtey ganaax 4 bilood ah, kaddib markii uu ixtiraami waayay heshiis ay kooxdiisii hore ee Karlsruhe ay 2011 kaga iibisay Trabzonspor isagoo diidey waloow uu ka qaatay €100,000 kooxda Trabzonspor.

Laacibka ayaa haatan ku degey hoteelka Westin Palace Hotel ee bartamaha magaalada Milano.

b b1 b2 b2 b4 b5 b6 b7 b10

b

b

Foto LaPresse - Spada 02 Luglio 2017 - Aeroporto di Linate, MI (Italia) - L'arrivo di Hakan Calhanoglu in Italia  Sport Calcio Nella foto:  Hakan Calhanoglu Photo LaPresse - Spada July 2, 2017 Linate airport , Mi(Italy)  Sport Soccer Hakan Calhanoglu arrives in Italy  In the pic: Hakan Calhanoglu
Foto LaPresse – Spada
02 Luglio 2017 – Aeroporto di Linate, MI (Italia) – L’arrivo di Hakan Calhanoglu in Italia
Sport Calcio
Nella foto: Hakan Calhanoglu
Photo LaPresse – Spada
July 2, 2017 Linate airport , Mi(Italy)
Sport Soccer
Hakan Calhanoglu arrives in Italy
In the pic: Hakan Calhanoglu

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close