SAWIRRO: Kooxda Chelsea oo soo bandhigtay funaanadda cusub ee 2017-18 (Shirkad cusub oo ay u wareegtey)

(London) 01 Luulyo 2017 – Kooxda Chelsea ee difaacanaysa horyaalka dalkaasi Ingiriiska ee EPL ayaa soo bandhigtay funaanaddeeda cusub ee ay ku dheeli doonto fasal-ciyaareedka soo aaddan ee 2017-18.

Kooxda Blues ayaa waxaa u bilowday beryo cusub oo la jaal noqon doonto sharikadda reer Maraykan ee farsamaysa agabka isboortiga ee Nike oo ay uga wareegtey dhiggeeda Adidad.

Haddaba, hoos ka eeg naqshadda cusub iyo sharikadda cusub ee ay shirkoobeen kooxda Chelsea.

b b b1 b2 b3 b5 b6 b9 b10 b11

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close