Day: July 1, 2017
-
Bannaanka Garoonka
XOG: Hakan Çalhanoğlu oo berri ama Isniinta Milano soo gaaraya si uu caafimaadka u maro (Daawo)
(Milano) 01 Luulyo 2017 – AC Milan ayaa u muuqata koox ku fara baxsatay suuqa kala iibsiga xagaaga iyadoo haatan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Waa inaan xadaynaa misaaniyadda & mushaharooyinka ay bixiyaan kooxuhu” – UEFA oo ku dheggan kooxaha waawayn
(Zurich) 01 Luulyo 2017 – Madaxwaynaha UEFA ee Aleksander Ceferin ayaa soo jeediyay in loo baahan yahay in la dhaqan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Leandro Paredes oo ku biiray kooxda Zenit St Petersburg
(Roma) 01 Luulyo 2017 – AS Roma ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay iibisay Leandro Paredes oo ku…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ka bogo laacibiinta ay doonayaan, kuwa ay qaateen iyo kuwa ka tegaya kooxaha waawayn ee Yurub + Shaxahooda
(Zurich) 01 Luulyo 2017 – Waxaa maanta si rasmi ah u furmay suuq-xagaaga kala iibsiga ciyaartooyda kaasoo ay ka dukaamaystaan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Juventus oo magaca ka bedeshey garoonkeeda qaab cajiib ahna usoo bandhigtay funaanadeeda 2-aad + Sawirro
(Torino) 01 Luulyo 2017 – Kooxda Juventus ayaa maanta si rasmi ah garoonkeeda Juventus Stadium si rasmi ah magaca uga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO: Kooxda Chelsea oo soo bandhigtay funaanadda cusub ee 2017-18 (Shirkad cusub oo ay u wareegtey)
(London) 01 Luulyo 2017 – Kooxda Chelsea ee difaacanaysa horyaalka dalkaasi Ingiriiska ee EPL ayaa soo bandhigtay funaanaddeeda cusub ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Heshiiska Andrea Conti waxaa la dhamaynayaa todobaadka soo socda” – Madaxwaynaha Atalanta
(Bergamo) 01 Luulyo 2017 – Madaxwaynaha Atalanta ee Antonio Percassi ayaa xaqiijiyay “in todobaadka soo socda lasoo afjari doono heshiiska…
Read More »