Kooxda Bayern München oo soo bandhigtay funaanadda 2-aad ee ay ku ciyaarayso fasalka 2017-18 + Sawirro

(Munich) 30 Juunyo 2017 – Kooxda Bayern Munich ee ugu turuqa roon dalkaasi Jarmanka ayaa soo bandhigtay funaanadeedda 2-aad ee ay ku ciyaari doonto fasal-ciyaareedka bilaabmaya ee 2017-18.

FC Hollywood oo ay agabka isboortiga ka taageerto sharikadda reer Jarman ee caalamiga ah ee Adidas ayaa soo bandhigtay funaanad madow ah oo uu dhexda uga gudban yahay midabka ay kooxdu caanka ku tahay ee casaanka, kaasoo uu dhexda uga shaqlan yahay magaca sharikadda telefoonnada T…

Hoos ka dhugo sawirrada…

b b2 b3 b4 b5 b7 b8

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close