Kooxaha Inter Milan & AS Roma oo soo bandhigay funaanadohooda 2-aad ee fasalka 2017-18 + Sawirro

(Roma) 28 Juunyo 2017 – Kooxaha Inter Milan iyo AS Roma ee dalka Talyaaniga ayaa soo bandhigay funaanaddohooda 2-aad ee ay ku ciyaari doonaan fasalka 2017-18.

Labadan kooxood oo ay wada qalabayso sharikadda Nike ee dalkaasi Maraykanka ayaa soo bandhigay funaanado wada caddaan ah kuwaasoo lkn aad ugu kala duwan dhanka tafaasiilaha naqshadda, sida midabbada boordayaasha garab-roorka ah oo kala geddisan.

Hoos ka eeg sawirrada:

b b1 b1 b2 b4 b5 b7 b7 b9 b10 b11 b12 b13 b15 b16 b17 b18

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close