Ka bogo goorta & goobta uu ka dhacayo arooska Leo Messi + Sawirro

(Rosario) 28 Juunyo 2017 – Lionel Messi iyo Antonella Roccuzzo ayaa ugu dambayn todobaadkan aqal gelaya, si ay u xaqiijiyaan xiriir soo taxnaa tan iyo berigii ay 5 jir ahaayeen sida la yiri oo ay kusoo barbaareen Rosario, Argentina.

Waloow ay inta badan ay waqtigooda ku qaatee Barcelona, iyaga iyo carruurtooda – Thiago iyo Mateo – waxay ku guryo noqdeen magaaladoodii oo ay waqcaddan wayni ka dhaceeyso 30-ka Juunyo.

Laacibka 5-ta jeer hantay Ballon d’Or ayaa dhacddan ugu tala galay inay ku qabsoonto City Center Rosario complex.

b b1 b2 b3 b5 b7 b8 b9 b10 b12 b13

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close