DEG DEG: Fabio Borini oo kasoo degey Milano + Sawirro

(Milano) 28 Juunyo 2017 – Fabio Borini ayaa sidii la sugayayba kasoo degey gegada caalamiga ah ee Milano ku taalla ee Malpensa.

Laacibkan oo lagu wado inuu berritoole caafimaadka u maro AC Milan ayaa la yaab ku noqday dadka oo uu kedo ku noqday imaanshihiisu, isagoo 6 milyan oo euro ugasoo wareegey kooxda noqotay ee Sunderland.

”Waan ku faraxsanahay inaan halkan imaaddo” ayuu ku yiri hadal kooban oo uu saxaafadda siiyay.

b b1 b2 b3

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close