Day: June 28, 2017
-
Bannaanka Garoonka
DEG DEG: Fabio Borini oo kasoo degey Milano + Sawirro
(Milano) 28 Juunyo 2017 – Fabio Borini ayaa sidii la sugayayba kasoo degey gegada caalamiga ah ee Milano ku taalla…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Rick Karsdorp oo ku biiray kooxda AS Roma + Video (Maxime Gonalons oo Isniinta caafimaadka u maraya)
(Roma) 28 Juunyo 2017 – Rick Karsdorp ayaa si rasmi ah ugu biiray AS Roma isagoo Kevin Strootman uga mahad…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Portugal vs Chile – LIVE 0-0 (0-3) (Chile oo final-ka gaartey)
Portugal XI: Rui Patricio; Cedric, Fonte, Alves, Eliseu; Carvalho, Adrien Silva, Gomes; Bernardo Silva; Andre Silva, Ronaldo. Chile XI: Bravo;…
Read More » -
Ameerika
Ka bogo goorta & goobta uu ka dhacayo arooska Leo Messi + Sawirro
(Rosario) 28 Juunyo 2017 – Lionel Messi iyo Antonella Roccuzzo ayaa ugu dambayn todobaadkan aqal gelaya, si ay u xaqiijiyaan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Fabio Borini oo caawa fiidkii kasoo degaya Milano (Aminta oo la shaaciyay)
(Milano) 28 Juunyo 2017 – Fabio Borini, oo u ciyaarayay Sunderland, ayaa warka hadda Gool FM soo gaarayaa wuxuu sheegayaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxaha Inter Milan & AS Roma oo soo bandhigay funaanadohooda 2-aad ee fasalka 2017-18 + Sawirro
(Roma) 28 Juunyo 2017 – Kooxaha Inter Milan iyo AS Roma ee dalka Talyaaniga ayaa soo bandhigay funaanaddohooda 2-aad ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Arsenal oo safkeeda kusoo biirinaysa Riyad Mahrez (Qandaraas ay u diyaarisay)
(London) 28 Juunyo 2017 – Kooxda Arsenal ayaa qandaraas 4 sanadood ah miiska usoo saartay laacibka ka socda Leicester City…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Chelsea oo doonaysa inay afduubto heshiiska Manolas
(London) 28 Juunyo 2017 – Wararka laga helayo Talyaaniga ayaa tibaaxaya in Chelsea ay daqiiqadda ugu dambaysa hollinayso inay afduubto…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Ma jiro heshiis la dhameeyay oo uu Milan Skriniar ku aadayo Inter” – Wakiil
Wakiilka laacibka Milan Skriniar ayaa ku adkaysanaya in aan weli la dhamaynin heshiiska uu laacibkani ku tegi lahaa Inter Milan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WAR CUSUB: Fabio Borini oo berri caafimaadka u maraya AC Milan! (Conti, Calhanoglu & Klinic oo ay ku raad joogto)
Warar hadda soo baxaya ayaa sheegaya in AC Milan ay Sunderland kula heshiisay Fabio Borini, kaasoo berri Milano u imanaya…
Read More »