ITALY vs SPAIN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Krakow) 27 Juunyo 2017 – Waxaa caawa magaalada Krakow ee dalkaasi Poland ka dhacaysa ciyaarta nus-dhamaadka Koobka Da’yarta Yurub oo ay ku wada ballansan yihiin Talyaaniga iyo Spain.

Saaxiibada halkaa isku wajihi doona waxaa ka mid ah Gianluigi Donnarumma oo caawa ka hor tegaya Gerard Deulofeu, oo la hadal hayo inuu dib ugu laaban doono Barcellona.

Dhanka ganaaxa Dominico Berardi oo maqan ayaa lagu wadaa inuu bedelo Benassi, halka Andrea Conti, oo isna jaallayaal ku maqan uu booskiisa buuxin doono Ferrari, haddaba hoos ka eeg shaxda iyo safafka caawa laga yaabo.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close