Day: June 23, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Kooxda Juventus oo midkood doonaysa Leonardo Spinazzola iyo Federico Bernardeschi
(Torino) 23 Juunyo 2017 – Juventus ayaa sida lasoo werinayo waxay midkood doonaysa garbaha reer Talyaani ee Leonardo Spinazzola iyo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Inter Milan oo doonaysa Maxamed Saalaxa cusub!!
(Bilbao) 23 Juunyo 2017 – Inter Milan ayaa sida lasoo werinayo xiisanaysa qannaaska Athletic Bilbao ee Inaki Williams, oo lagu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Andrea Conti oo qarka u saaran kooxda AC Milan (Farqigii oo soo gaabtey)
(Bergamo) 23 Juunyo 2017 – Andrea Conti ayaa aad ugu dhow ku biiritaanka AC Milan, kaddib markii ay Atalanta shalay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Haddii uu Ibrahimovic Talyaaniga kusoo noqdo 6-dan kooxoodba wuu u dheeli karaa? (Akhri duruufaha!)
(Roma) 23 Juunyo 2017 – Laacibka Zlatan Ibrahimoovic ayay iska fasaxday kooxda Man Utd oo aan qandaraaska u kordhinin taasoo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Xiriirkii Jaceyl ee Neymar iyo Bruna Marquezine oo markale bur-buray…(Waa lagu kala tagay markaan)
(Brazil) 23 Juunyo 2017. Neymar ayaa shaaciyay inay xiriirka isku jareen gacalisadiisa Bruna Marquezine. Kabtanka xulka Brazil ayaa sanadii la…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Juventus sidii la rabey Talyaaniga uguma metesho Yurub waana koox la iska garaaco” – Esteban Cambiasso
(Beunos Aires) 23 Juunyo 2017 – Esteban Cambiasso ayaa Juventus ku dhaliilay inay ku dheelaan metelaadda Talyaaniga markii ay timaaddo…
Read More » -
Spain
WAR CULUS: Zidane oo fasaxaya mid ka mid ah weeraryahanadiisa BBC si uu u helo Mbappe
(Europe) 23 Juunyo 2017. Sida ay sheegayaan warar ka imaanaya dalka Faransiiska in Zinedine Zidane uu wada hadalo qarasoodi ah…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Waxaan doonaynaa wixii Donnarumma u roon” – Aabaha Gigio oo hadlay
(Napoli) 23 Juunyo 2017 – Aabaha Gianluigi Donnarumma ayaa sheegay inuu kaliya “wixii u roon” goolwalahan, kaddib markii sida la…
Read More » -
Spain
Maxaa uga qorsheysan Ronaldo maxkamadda uu ka soo muuqan doono?
(Madrid) 23 Juunyo 2017. Cristiano Ronaldo waxa uu sugayaa in cadaaladda la soo hortaago 31-ka Luulyo isaga oo ka soo hormuuqday…
Read More » -
Spain
Benzema oo noqon kara kabtan Real ololaha dambe.Sidee?
(Madrid) 23 Juunyo 2017. Karim Benzema ololaha soo socda waxa uu u noqon karaa mid gaar u ah maadama laga yaabo…
Read More »