Ronaldo oo ku jeex jeexay saaxiibkii James Rodriguez…(EEG SAWIRKA)

crr

(Europe) 22 Juunyo 2017. Cristiano Ronaldo ayaa ku camirtay oo su’aal ka keenay habka cusub uu tinta u sameystay saaxiibkii James Rodriguez.

James oo uu shaki wayn ku jiro mustaqbalkiisa Real Madrid ayaa tinta soo midabeystay isla markaana soo dhigay baraha bulshada.

⚽️

A post shared by James Rodríguez (@jamesrodriguez10) on

Ronaldo oo ka mid ahaa dadkii Comment ka baxsaday sawirka James ayaa soo qoray:

““Cabelo feio”  oo Ingiriis ahaan noqoneysa (ugly hair), Tin foolxun.

EEG SAWIRKA:

James Rodriguez Cristiano Ronaldo hair

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close