DAAWO: Paul Pogba oo ka soo muuqanaya HEES Rap ah

pogba

(Europe) 22 Juunyo 2017. Laacibka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ayaa ka soo muuqaday heestii ugu dambeysay uu soo qaado inanka sida wayn u soo caan baxaya baryahan dambe ee balaayada ku ah heesha RAP ka ee Desiigner.

Xiddiga reer France ayaa aad uga soo muuqanaya heesta cusub ee ‘Oulet’.

Pogba ayaa wax yar la ciyaaraya Desiigner oo waliba la sameynaya dabaal dagiisa caanka ah mar uu heesta ugu imaanayo qolka dhar badelashada.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close