Ma ogtahay in Messi uu ku dhawaaday ku biirida Manchester City xaggaagii hore?

(Barcelona) 21 Juunyo 2017 Sida ay baahisay Mundo Deportivo, Lionel Messi ayaa ku wargaliyay Barcelona rabitaankiisa ah inuu ku biiro Man City xaggaagii hore.

Messi ayaa doonayay in tababare Pep Guardiola uu kula midoobo kooxda City, xiligaas oo uusan ku qanacsanayn kooxdiisa Barcelona.

Image result for Messi y suarez

Laacibka reer Argentina ayaa niyad jab ka qaaday Copa America oo waqtigaas laga qaaday, sidoo kale wuxuu ka xumaa canshuuraadka looga haysto Spain.

Barcelona ayaa ku guul daraysatay inay ku qanciso Messi inuu sii joogo kooxda balse saaxiibkiis Luis Suarez oo laba habeen ay wada casheeyeen ayaa ku qanciyay ugu danbayntii inuu badalo ra’yigiisa oo uu sii joogo Camp Nou.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close