Arsenal oo shaacisay lambarka uu xiran doono Sead Kolasinac

(London) 21 Juunyo 2017 Kooxda Arsenal ayaa shaacisay lambarka uu xiran doono daafacooda cusub ee Sead Kolasinac.

Laacibka reer Bosnia ayaa qaab xor ah ugu soo biiray Arsenal kadib markii uu dhacay qandaraaskiisa kooxda Schalke04.

Gunners ayaana baahisay in 24 jirkaan uu u xiran doono kooxda funaanada lambarkeedu yahay 31.

Sead Kolasinac ayaa u xiran jiray Schalke04 lambarka “6” laakiin Arsenal waxaa u wata lambarkaas kabtan ku xigeenkooda ee Laurent Koscielny.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close