Mario Baloteli iyo walaalkii oo FEER isla dhacay!!!!!+MUUQAAL

Bloteli

(Nice) 20 Juunyo 2017. Mario Balotelli ayaa dab ku sii shiday kulanka uu caalamka dhan wada sugayo ee Feerka ay isku food saari doonaan Mayweather iyo McGregor.

Feeryahanka afartan jirka ah ee Mayweather ee aan marna laga adkaan intii uu ciyaarayay ayaa 26 ka August la balansan wiilka baxarka ah ee ciyaaraha UFC McGregor kaa oo dhawaan soo qaatay Liisan Feer ah si uu kulankan u qabsoomo.

Balotelli ayaa soo dhigay baraha bulshada muuqaal iyadoo ay is tumayaan walaalkii feer kaftan ah balse xoogaa la is xanuujinayo.

Laacibkii hore ee Inter Milan, Manchester City iyo Liverpool ayaa dhammaadka bishan ka dhici doona qandaraaska uu kula joogo naadiga Nice ee dalka Faransiiska.

DAAWO:

@enock17 … ai ai ai ‍♂️ #brothersjokes

A post shared by Mario Balotelli (@mb459) on

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close