Day: June 20, 2017
-
toos
GOOGOOSKA: Portugal U21 vs Spain U21 1-3 (Portugal oo lagu barbartay)
Portugal U21 – Spain U21 Portugal U21 – Spain U21 Portugal U21 – Spain U21 Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Arsenal oo Sanchez iyo Ozil dartood u soo kireysatay Khabiir Wayn….(Muxuu qabanayaa?)
(London) 20 Juunyo 2017. Waxaa soo laa laabatay sheekada cakiran ee ka taagan Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil balse Arsenal…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ma Ogtahay in Pep Guardiola loogu yeero ‘JOSE’ marka uu gurigiisa joogo!!!!!
(Europe) 20 Juunyo 2017. Aabaha dhalay tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa daaha ka rogay in wiilkiisa loogu yeero ‘Jose’…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Roma & Milan oo wada raacdaynaya Rachid Ghezzal
(Roma) 20 Juunyo 2017 – Roma ayaa Rachid Ghezzal u dooratay biddaalka garabkeeda Liverpool-u jahaysan ee Mohamed Salah, balse waxaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Laacibiinta Juventus oo la sheegay inay Cardiff ku murmeen & Bonucci oo beeniyay!
(Torino) 20 Juunyo 2017 – Warar soo baxaya ayaa sheegaya inay murmeen laacibiinta Juventus markii lagu jirey kaambiyada ciyaartii dhamaadka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Juventus oo booska Dani Alves ku daarinaysa dadabka De Sciglio
(Torino) 20 Juunyo 2017 – Tegitaanka Dani Alves ayaa sida la yiri waxay Juventus gelinays geeddi ay ku raadinayso dambeed…
Read More » -
Italy
XOG: AC Milan oo markale wada xaajood la furaysa Gianluigi Donnarumma
(Milano) 20 Juunyo 2017 – AC Milan ayaa sida lasoo werinayo waxay diyaar u yihiin inay dib u bilaabaan wada…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Waa Doqon ka ciyaara boos aan laga ciyaarin.”. Maradona iyo Alves oo baalasha iska tifay!!!!
(Europe) 20 Juunyo 2017. Diego Maradona ayaa si xun u weeraray daafaca Juventus ee Dani Alves isagoo ku sheegay inuu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Mario Baloteli iyo walaalkii oo FEER isla dhacay!!!!!+MUUQAAL
(Nice) 20 Juunyo 2017. Mario Balotelli ayaa dab ku sii shiday kulanka uu caalamka dhan wada sugayo ee Feerka ay…
Read More » -
Germany
Douglas Costa oo ku dhaw ku biirida Juventus
(Torino) 20 Juunyo 2017 Laacibka reer Brazil ee Douglas Costa ayaa ku sii dhawaanaya inuu ku biiro kooxda Juventus ee dalka talyaaniga.…
Read More »