Taageerayaasha Liverpool oo durba sii niyaysanaya Mohamed Salah + Sawirro

(Liverpool) 19 Juunyo 2017 – Laacibka Muxamed Saalax ayaa waxaa aad u raadinaysa kooxda Reds oo raasumaal badan u bandhigtay kooxda Roma.

Warar ku dhow dhow laacibka ayaa sheegaya in Liverpool ay diyaarisya dalab ku kacaya €45m oo ay siinayso Roma, iyadoo la sheegay in Mohamed Salah uu xitaa caafimaadka u mari doono Reds middood Talaadada ama Arbacada.

Haddaba, taageerayaasha Liverpool ayaa durba bilaabay inay funaanadd cas ee ay kooxdani ku caan tahay u xiran ciyaartooygan orodka badan ee Carbeed.

b b b1 b2 b3 b6 b7 b8 b9 b10 b12 b15 b16

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close