Jack Wilshere oo la AQAL GALAY gabadhii Riyadiisa…(Craig David oo ka tumay xaflada Arooska)

(Italy) 19 Juunyo 2017. Jack Wilshere ayaa Talyaaniga kula aqal galay gabadha ay waqtiga dheer wada socdeen ee Andriani Michael.

Laacibka reer England ayaa soo dhigay boggiisa Twitter ka:

“Sabtidii waxaan guursaday gabadhii riyadeyda, wuu mahadsan yahay qof kasta oo yimi isla markaana maalinka ka dhigay mid gaar ah.”.

Labada lamaane ayaa ku aqal galay Tuscany ee bartamaha Talyaaniga, fanaanka caanka ah ee British ka Craig David ayaa ka tumayay xaflada Arooska.

Waxaa ka soo qeyb galay xaflada saaxiibadiisa dhow dhow ee kubbada cagta sida Benik Afobe, Wojciech Szczesny, Danny Welbeck iyo Dan Crowley

SAWIRRO:

w

Fill Me In singer Craig David provided the entertainment at the wedding reception

Wilshere was close to the action

Bournemouth's Benik Afobe posted a photo from the bash with Arsenal's Dan Crowley

Arsenal loanee Wojciech Szczesny at the wedding with his wife Marina Luczenko

The goalkeeper also posed for a group picture with Crowley

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close