HORDHAC: Germany Vs. Australia

Australia-vs-Germany-FIFA-Confederations-Cup

Xulka difaacanaya koobka aduunka ee Germany ayaa kulankoodii ugu horreeyey ee Confederations Cup-ka caawa la dheeli doona Australia.

Germany waxa ay 2014 ku soo qaaday koobka aduunka dalka Brazil oo lagu martigaliyey kaddib markii ay gool iyo waxba uga badisay Argentina oo timi kama dambeysta.

Tartankan oo la dheelo sanad kahor koobka aduunka ayaa waxaa lagu furay Russia oo lagu qabanayo iyo New Zealand sabtidii halka axadii ay wada ciyaareen Portugal iyo Mexico iyo Cameroon iyo Chile.

SAFAFKA LA FILI KARO

Germany

Germany: (3-4-1-2) Stegen – Rudiger, Mustafi, Sule – Hector, Can, Rudy, Kimmich – Draxler – Stindl, Wagner.

Australia:  (3-5-2) Ryan – Degenek, Sainsbury, McGowan – Smith, Mooy, Luongo, Leckie, Rogic – Kruse, Juric.

Gegida: Fisht Olympic

Saacadda Geeska Africa: 6Pm

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close