Bayern Munich oo qayb ka ah kooxaha doonaya saxiixa Ronaldo

Image result for ronaldo bayern munich

(Munich) 18 Juunyo 2017 Kooxda Bayern Munich ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa laacibka ka tagaya Real Madrid ee Ronaldo.

La Gazzetta dello Sport ayaa ogaatay in kooxda Bayern Munich ay qayb ka noqotay kooxaha xiisaynaya saxiixa Cristiano Ronaldo.

Tababare Carlo Ancelotti oo saaxiib dhaw la ah Ronaldo ayaa ku cadaadinaya kooxdiisa inay tartan u gasho saxiixa laacibka reer Portugal.

Ronaldo ayaa doonaya inuu katago Real Madrid laakiin laacibka ayaa qorshaynaya inuu ka sii ciyaaro qaarada yurub taas oo ka dhigtay inay ku tartamaan kooxo badan.

Bayern Munich ayaa kula soo biirtay xiisaha laacibkaan kooxaha PSG iyo Manchester United oo horay loola xiriiriyay.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close