Day: June 18, 2017
-
Italy
DOLLARUMMA: Taageerayaasha Milan ee Poland oo nafta u keenay Donnarumma + Sawirro (Lacago bug ah oo lagu daadiyay!)
(Krakow) 18 Juunyo 2017 – Taageerayaasha AC Milan ee Poland ayaa inuu nabad ku lado u diidey goolwalaha Gianluigi Donnarumma…
Read More » -
England
Luis Enrique oo laga doonayo Stamford Bridge… Chelsea oo liiska ku darsatay tababarihii hore ee Barcelona
(London) 18 Juunyo 2017 Kooxda Chelsea ayaa durbadiiba bilowday inay diirada saarato tababareyaashii u badali lahaa Antonio Conte haddii uu ka…
Read More » -
Germany
Bayern Munich oo qayb ka ah kooxaha doonaya saxiixa Ronaldo
(Munich) 18 Juunyo 2017 Kooxda Bayern Munich ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa laacibka ka tagaya Real Madrid ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WARBIXIN: 5-waxyaabood oo sabab u ah go’aanka uu Cristiano Ronaldo ku doonayo inuu kaga tago Real Madrid
(Madrid) 18 Juunyo 2017. Tan iyo sidii ay u soo bexeen dacwadda canshuur lunsiga ee lagu soo oogay Cristiano Ronaldo…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Denmark U21 vs Italy U21 0-2 (Italia oo Denish-ka u itaal sheegatay)
Denmark: Hojbjerg; Holst, Banggaard, Maxso, Blabjerg; Hjulsager, Christensen, Norgaard, Borsting; L Andersen, Ingvartsen Kaydka Denmark: Hagelskjaer, Iversen, Zohore, Nissen, J…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Shirkii jaraa’id ee uu qaban lahaa Mino Raiola oo baaqday! (Maxaa is beddeley?)
(Monte Carlo) 18 Juunyo 2017 – Waqti haatan ilaa 3 saacadood laga joogo waxaa la dhowrayay shir jaraa’id oo uu…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Cameroon vs Chile 0-2 (Chile oo Cameroon jiiddey)
CAMEROON: Ondoa – Mabouka, Ngadeu Ngadjui, Teikeu, Fai – Siani, Zambo Anguissa, Djoum – Bassogog, Aboubakar , Moukandjo. CHILE: Herrera…
Read More » -
Spain
Tababare la ceyriyay kaddib markii ay kooxdiisa ku adkaatay 25-0….(Dhacdo YAAB leh oo ka dhacday Spain)
(Spain) 18 Juunyo 2014. Tababare leylinayay koox yar oo ka ciyaarta horyaalka yar yarka ee Spain ayaa shaqada laga ceyriyay…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Germany U21 vs Czech Republic U21 2-0 (Jarmanka oo Czech ku joogsadey)
Germany U21 – Czech Republic U21 Germany U21 – Czech Republic U21 Germany U21 – Czech Republic U21 Gool FM
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Portugal vs Mexico 2-2 (Portugal oo la barbarreeyay)
Portugal XI (4-3-3): Patricio; Cedric, Pepe, Fonte, Guerreiro; Moutinho, Carvalho, Gomes; Quaresma, Ronaldo, Nani. Kaydka Portugal: Alves, Neto, Andre Silva,…
Read More »