Sida ay noqon karto shaxda Real Madrid hadii uu ka tago Ronaldo

cristiano-ronaldo-real-madrid_16ihojrjqgq61x57pzo5b6mhs

(Madrid) 17 Juunyo 2017. Waxaa si weyn loo hadal hayaa in Cristiano Ronaldo ka tagayo Real Madrrid.

“Waan ka tagayaa Real, ma jirto dib u laabasho”, sidaas waxaa saxaafadda u sheegay Ronaldo.

Arintan waxa ay si weyn u xoogeysatay dhawrkii maalmood ee u dambeeyey waaana loo aanaanayaa waaxda canshuuraha Spain oo xiddigga ku oogay dacwad canshuur lunsi.

Hadaba, hadii ay dhacdo in Ronaldo dhabarka aadiyo Real, sidee ayuu u ekaan doonaa safkeeda.

HOOS KA EEG LABA SHAX OO SUURTAGAL AH

mbappe-at-madrid-gfx_1d8p89fxwdub71jaxew553x32c real-madrid-no-cr7-line-up_9dsykipx87901tjs3959haq2f

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close