DAAWO SAWIRRADA: Xaflada furitaanka koobka qaaradaha ee Confederations Cup

(Moscow) 17 Juunyo 2017 Xaflada Furitaanka koobka qaaradaha ee Confederations Cup ayaa ka bilaabatay dalka Ruushka gaar ahaan garoonka Krestovskyi.

Xaflada ayaa ahayd mid aad u qurux badan oo ay la dheceen taageerayaasha isku diyaarinaya daawashada kulanka Russia iyo New Zealand.

Koobka waxaa ka qayb galaya 8-xul oo kala ah Russia, New Zealand, Portugal, Mexico, Chile, Cameroon, Germany iyo Australia.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close