Day: June 17, 2017
-
toos
GOOGOOSKA: Spain U21 vs Macedonia FYR U21 5-0 (Spain oo Macedonia mariiqa ka siibtey)
Spain U21 – Macedonia FYR U21 Spain U21 – Macedonia FYR U21 Spain U21 – Macedonia FYR U21 Gool…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Haddii uu Cristiano Ronaldo ku soo biiro Man United waxaan ku heesi doonaa magaciisa anigoo xiran Koofi bis iyo Kastuumada xaaskeyga.”.
(Europe) 17 Juunyo 2017. Cristiano Ronaldo ayaa aad u faraxad galiyay taageerayaasha Manchester United kadib markii sawirada cusub ee profile-ka…
Read More » -
Wararka
Confederations Cup: Russia oo guul ku furatay koobka qaaradaha +SAWIRRO
(Moscow) 17 Juunyo 2017 Xulka qaranka Ruushka ayaa guul ku furtay koobka qaaradaha oo ay martigalinayaan, kadib guul ay ka gaareen…
Read More » -
Ameerika
Arturo Vidal oo hab cusub uga soo muuqan doona Confederations Cup…+SAWIRRO
(Russia) 17 Juunyo 2017. Kubbad bur buriyaha Bayern Munich ayaa cusbooneysiyay hab jariinka tintiisa isagoona hab cusub uga soo muuqan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Antoine Griezmann oo dhigtay AROOS qarsoodi ah isla markaana hab cusub u sameystay TINTA
(Toledo) 17 Juunyo 2017. Dhaliyaha Atletico Madrid ee dhawaan iska diiday Manchester United kaddib markii uu heshiis cusub qalinka ugu…
Read More » -
England
Conte iyo maamulka Chelsea oo isku dhacsan (Maxaa la isku haayaa?)
(London) 17 Juunyo 2017 Maamulka kooxda Chelsea iyo tababaraha reer talyaani ee Antonio Conte ayaa isku dhacsan sida lagu baahiyay saxaafada.…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Russia vs New Zealand 2-0 (Ruushka oo NZ laba ku nusay)
Russia – New Zealand Russia – New Zealand Russia – New Zealand Gool FM
Read More » -
Wararka
DAAWO SAWIRRADA: Xaflada furitaanka koobka qaaradaha ee Confederations Cup
(Moscow) 17 Juunyo 2017 Xaflada Furitaanka koobka qaaradaha ee Confederations Cup ayaa ka bilaabatay dalka Ruushka gaar ahaan garoonka Krestovskyi. Xaflada ayaa…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Portugal U21 vs Serbia U212-0 (Portugal oo bilowgiiba badisay)
Portugal U21 – Serbia U21 Portugal U21 – Serbia U21 Portugal U21 – Serbia U21 Gool FM
Read More » -
Spain
Siday u arkaan ciyaartoyda Real Madrid go’aanka Ronaldo?
(Madrid) 17 Juunyo 2017 Ronaldo ayaa la baahiyay inuu isaga tagayo kooxda Real Madrid kadib markii lagu soo eedeeyay lunsasho canshuur…
Read More »