Day: June 16, 2017
-
Bannaanka Garoonka
GAZZETTA: Cristiano Ronaldo waxaa lagu heli karaa €400m (CR7 oo la sheegay inuu ka tegayo Real Madridid)
(Milano) 16 Juunyo 2017 – Gazzetta dello Sport ayaa sheegaya in jookarka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo uu kooxaha doonaya…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
HAL BOOLI AH: Ninkii soo helay Donnarumma oo sheegay inuusan la yaabin dhaqanka gurracan ee laacibka!! (Akhri sheeko yaab leh oo dhacday sanado kahor)
(Milano) 16 Juunyo 2017 – Ninkii soo helay Gianluigi Donnarumma ayaa reer Milan u sheegay in calaamadda roobku ay daruur…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Sweden U21 vs England U21 0-0 (Sweden oo barbarro ku bilowday difaacashada Koobka Da’yarta Qaramada Yurub)
Sweden U21 – England U21 Sweden U21 – England U21 Sweden U21 – England U21 Gool FM
Read More » -
Italy
Kulan ay Milan la lahayd wakiilka goolwale Neto oo daqiiqado kahor soo dhamaaday! (Milan oo qabtayaal raadinaysa)
(Milano) 16 Juunyo 2017 – Sida uu qorayo MilanNews.it, waxaa 5 daqiiqo kahor soo dhamaaday kulan dhexmaray wakiilka goolwalaha Neto…
Read More » -
Spain
“Ronaldo weligiis gaari maayo Messi, Real Madrid-na weligeed u ciyaari meyso sida Barcelona oo kale.”.
(Spain) 16 Juunyo 2017. Lionel Messi shaki la’aan waa kan ugu fiican oo waxaa lala bar bar dhigaa rugcadaayadii hore…
Read More » -
France
Bayern Munich oo dib ugu soo laabatay xiisaha Marco Verratti
(Munich) 16 Juunyo 2017 Kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich ayaa dib ugu soo laabatay xiisaha laacibka PSG ee Marco Verratti.…
Read More » -
France
PSG oo niyad jabisay daafaca Real Madrid ee Pepe (Maxaa dhacay?)
(Paris) 16 Juunyo 2017 Kooxda PSG ayaa niyad jabisay daafaca Real Madrid ee Pepe kaas oo doonayay inuu ku biiro kooxda reer…
Read More » -
Italy
“Waxaan kula taliyay Dybala inuu katago Juventus” – Dani Alves
(Torino) 16 Juunyo 2017 Daafaca reer Brazil ee kooxda Juventus Dani Alves ayaa daaha ka qaaday talo uu siiyay weerar yahanka…
Read More » -
Spain
Ogoow Afar kooxood oo Cristiano Ronaldo uu ku biiri karo
(Madrid) 16 Juunyo 2017 Ronaldo ayaa la baahiyay inuu go’aansaday inuu isaga tago caasimada Spain ee Madrid, kadib markii lagu soo…
Read More » -
England
“Dalab fiican ayaan ka helnay Arsenal” – Madaxwaynaha kooxda Lyon oo hadlay
(Lyon) 16 Juunyo 2017 Madaxwaynaha kooxda Lyon ee Jean-Michel Aulas ayaa xaqiijiyay in Arsenal ay dalab fiican ka soo gudbisay weerar…
Read More »