Day: June 15, 2017
-
Afrika
Wilfried Bony oo wax ka qaaday naxashka Cheick Tiote halka Kolo Toure iyo Gervinho ay ka mid ahaayeen boqolaal soo xaadirtay duugtiisa….+SAWIRRO
(Abidjan) 15 Juunyo 2017. Wilfried Bony ayaa wax ka qaaday naxashka allaha u naxariistee Cheick Tiote kaddib markii meydkiisa laga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DOLLARUMMA: Taageerayaasha Milan oo tarabuunka baraha bulshada la fuulay Donnarumma + Sawirro
(Milano) 15 Juunyo 2017 – Qabtaha da’da yar ee AC Milan ayaa galabta caddeeyay go’aan la wada dhowrayay balse noqday…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Lama cusboonaysiin doono qandaraaska Gianluigi Donnarumma ee AC Milan
(Milano) 15 Juunyo 2017 – Gianluigi Donnarumma ayaa la xaqiijiyay inuusan qandaraaska u cusboonaysiin doonin kooxda AC Milan kaddib kulan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Inter Milan oo wada hadal la furtay Borja Valero isla markaana doonaysa Kenny Tete
(Milano) 15 Juunyo 2017 – Inter Milan ayaa wada xaajood la bilowday kooxda Fiorentina oo ay ka doonayaan Borja Valero,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DEG DEG: Mino Raiola oo soo gaarey Cassa Milan + Video (Arrinta qandaraaska Donnarumma oo loo fadhiyo)
(Milano) 15 Juunyo 2017 – Mino Raiola ayaa haatan soo gaarey xarunta Casa Milan oo maanta lagu go’aamin doono mustaq…
Read More » -
Ameerika
WAR TANOO KALE: Daafac laga ceyrinayo kooxdiisa kaddib markii uu qiray inuu CIRBAD ku mudi jiray weeraryahanada
(Argentina) 15 Juunyo 2017. Daafac u dhashay dalka Argentina ayaa wajahaya in laga ceyriyo kooxda kaddib markii uu qiray inuu…
Read More » -
England
RASMI: Southampton oo ceyrisay tababare Claude Puel
(England) 15 Juunyo 2017. Claude Puel oo sanadii la soo dhaafay uun xilka tababaranimo ee Southampton ka badelay Ronald Koeman…
Read More » -
England
Arsenal oo ka fikiraysa inay dalab labaad ka gudbiso Kylian Mbappe
(London) 15 Juunyo 2017 Kooxda Arsenal ayaa ka fikiraysa inay dalab labaad ka gudbiso weerar yahanka reer France ee Kylian Mbappe. London…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO: Daafaca Manchester United Darmian oo aqal galay
(Italy) 15 Juunyo 2017. Daafaca Manchester United Matteo Darmian ayaa la aqal galay gabadha ay mudada jaceylka wada jilayeen ee…
Read More » -
Ameerika
FEERKII QARNIGA: McGregor iyo Mayweather oo ugu dambeyn is fara saaraya….(Goorma, imise ayuuse ku kacayaa Feerka????)
(America) 15 Juunyo 2017. Dagaalyahanka UFC Champions ee Conor McGregor ayaa bilooyin isku dayayay inuu heshiis FEER ah la gaaro…
Read More »