DEG DEG: Isku aadka kulamada ugu horreeya ee Premier League kal ciyaareedka cusub

(England) 14 Juunyo 2017. Waxaa la soo saaray isku aadka Premier League kulamadiisa koowaad ee kal ciyaareedka cusub ee 2017/18.

Arsenal ayaa marti galineysa kooxdii sida lama filaanka ah ugu guuleysatay Premier League 2016 ee Liecester City.

Wiilasha Guardiola ee Man City ayaa iyana u safraya kooxda dhawaan soo dalacday ee Brighton.

Kooxda xafidaneysa Premier League ee Chelsea ayaa soo dhaweyneysa Burnley.

Jose Mourinho iyo xarfaantiisa ayaa mininkooda kula balansan West Ham United, halka Liverpool ay aadeyso Watford.

Eeg isku aadka Premier League ee usbuuca koowaad:

DCREa1mXUAAQxvr

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close