Day: June 14, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Zidane oo loo doortay tababaraha ugu sumcada badan kubbada cagta…(EEG LIISKA)
(Europe) 14 Juunyo 2017. Kaddib markii uu Real Madrid u gacan galiyay La Liga iyo Champions League labo jeer oo…
Read More » -
England
SAWIRRO: Manchester United oo xaqiijisay saxiixa Victor Lindelof
(Manchester) 14 Juunyo 2017. Manchester United ayaa si rasmi ah u shaacisay inay adduun dhan 45 milyan oo euro uu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Corentin Tolisso oo ku biiray Bayern Munchen
(Munich) 14 Juunyo 2017 – Laacibkii ay bartilmaameedsanayeeen Juventus, Napoli iyo AC Milan ee Corentin Tolisso ayaa qandaraas 5 sanadood…
Read More » -
Spain
RASMI: Barcelona oo Eric Abidal u magacowday….
(Catalonia) 14 Juunyo 2017. Barcelona ayaa si rasmi ah daafaceedii hore ee Eric Abidal u magacowday Safiir ama Danjire. 37…
Read More » -
Afrika
Allaha u Naxariistee Cheick Tiote oo la warinayo inuu u geeriyooday DAYACNAAN jirtay aawadeed…(XOG la helay)
(China) 14 Juunyo 2017. Laacibkii hore ee Newcastle United Cheick Tiote ayaa usbuucii la soo dhaafay si lama filaan ah…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Christian Abbiati oo loo magacaabay maareeyaha kooxda AC Milan
(Milano) 14 Juunyo 2017 – Christian Abbiati ayaa dib ugusoo laabtay Rossoneri oo uu 15 fasal u ciyaarayay isla markaana…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO: ”André Silva wuxuu i xusuusiyaa Fernando Torres, wuxuuna noqon doonaa laacib wayn” – Deco
(Lisbon) 14 Juunyo 2017 – Laacibkii hore ee khadka dhexe ee Portugal Deco ayaa sheegay in qannaaska cusub ee AC…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Funaanadda cusub ee Real Madrid oo u yara ekaatay midda Marseille!! (Bal eeg sawirrada)
(Madrid) 14 Juunyo 2017 – Kooxda Real Madrid ayaa soo bandhigtay funaanadeeda fasal-ciyaareedka soo aadan ee 2017-18. Yeelkeede, waxay dhibaato…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Inter Milan oo €30m kusoo qaadanaysa Antonio Rudiger (Heshiis dhacay)
(Roma) 14 Juunyo 2017 – Inter Milan ayaa sida lasoo werinayo waxay Roma kula heshiisay lacag dhan €30m oo euro…
Read More » -
Italy
AS Roma oo Napoli ku felistey Suso (€30m oo ay miiska saartay)
(Roma) 14 Juunyo 2017 – Maareeyaha ciyaaraha ee AS Roma jaalle Monchi ayaa doonaysa inuu soo qaato Suso, balse AC…
Read More »