Cristiano Ronaldo iyo xarfaantiisa oo diyaar garow adag ugu jira Confederations Cup…+SAWIRRO

crr

(Lisbon) 13 Juunyo 2017. Kabtanka xulka Portugal iyo xarfaantiisa ayaa bilaabay diyaar garawgooda ku aadan koobka qaaradaha adduunka ee Confederations Cup.

Xulka Portugal ayaa axada la ciyaari doona xulka Mexico.

Xulka xafidanaya koobka Yurub ayaa axada Kazan Arena kula ciyaari doona Mexico wareega group yada ee Confederations Cup.

Portugal ayaa tababarkeeda ka bilowday Oeiras ee magaalada Lisbon.

SAWIRRO:

Ronaldo is set to take to the pitch for the first time since his Champions League heroics

Portugal manager Fernando Santos watched on as his men went through a warm-up routine

Portugal's defender Eliseu takes on Pizzi during a possession-based drill 

Former Manchester United man Nani takes centre stage during the session

Ricardo Quaresma shares a joke with his team-mate during the warm-up

Nelson Semedo looks to apply pressure on Nani as the winger keeps the ball under control

The European champions will meet Mexico at the Kazan Arena on Sunday

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close