Day: June 12, 2017
-
Bannaanka Garoonka
RASMI: Goorma ayuu furmaya ama xirmayaa horyaalka Talyaanigu kal-ciyareedka 2017-18?
(Roma) 12 Juunyo 2017 – Hay’adda maamusha horyaalka Talyaaniga ee Lega Serie A ayaa si rasmi ah u shaacisay xilliga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Gianluigi Donnarumma oo berri jawaab siinaya AC Milan
(Monte Carlo) 12 Juunyo 2017 – Waxaa haatan soo baxaya war sheegaya in Gianluigi Donnarumma uu caawa la kulansan yahay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: André Silva oo ku biiray kooxda AC Milan + Sawirro & Muuqaal
(Milano) 12 Juunyo 2017 – AC Milan ayaa soo dhamaystirtay saxiixa qannaaska reer Portugal ee Andre Silva oo ay FC…
Read More » -
Italy
Waa kuma tababaraha cusub ee Roma? kooxda reer talyaani oo ku dhaw inay magacaawdo tababare cusub
(Roma) 12 Juunyo 2017 Kooxda Roma ayaa ku dhaw inay magacaawdo tababare cusub kadib markii uu katagay Luciano Spalleti oo ku…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Neymar oo noqday laacibka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka iyo Ronaldo oo laga waayay 10-ka sare
(Europe) 12 Juunyo 2017. Neymar ayaa loo magacaabay laacibka ugu qiimaha badan kubbada cagta adduunka isagoo ku garaacay xiddiga ay…
Read More » -
France
AC.Milan iyo PSG oo ciyaartoy is dhaafsanaya
(Milan) 12 Juunyo 2017 Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda PSG ayaa saaka soo gaaray magaalada Milan si uu wada hadalo ula furo…
Read More » -
England
Antonio Conte oo ku qasban inuu raali galin ka bixiyo qaabkii uu fariinta ugu diray Diego Costa
(London) 12 Juunyo 2017 Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa ku qasban inuu raali galin ka bixiyo qaabkii uu fariinta ugu…
Read More » -
Suuqa
Sergio Ramos oo ka hadlay wararka Morata la xiriirinaya Manchester United
(Spain) 12 Juunyo 2017. Waxaa la fahasan yahay in Jose Mourinho uu ku dhow yahay inuu gacanta ku soo dhigo…
Read More » -
Italy
“Markaan ciyaaraha ka fariisto, Silva ayaa dhaxlaya booskeyga.”. Cristiano Ronaldo oo ammaan ugu qubeeyay saxiixa cusub ee AC Milan
(Portugal) 12 Juunyo 2017. Andre Silva ayaa maanta Milan tijaabada caafimaad ugu maray La Madonnina wuxuuna sheegay inay riyo u…
Read More » -
England
“Kas kama ahayn, waa xariif fiican.”. Gabriel Jesus oo difaacay xiddigii isha ka ridi gaaray
(Brazil) 12 Juunyo 2017. Gabriel Jesus ayaa difaacay Nicolas Otamendi kaddib markii uu dhaawac wajiga uga geystay intii uu socday…
Read More »