Juventus oo Stefano Sturaro & €12m ku raadinaysa Keita Balde Diao

(Torino) 10 Juunyo 2017 – Stefano Sturaro ayaa laga yaabaa inuu qayb ka noqdo qorshaha ay Juventus Lazio kaga doonayso garab-weerarka Keita Balde Diao, balse wakiilka laacibka ayaa sheegaya inay kooxaha Serie A oo dhami doonayaan laacibkan.

Qarsoodi ma aha inuu laacibkan Lazio doonayo ku biirista kooxda Juve, xitaa kaddib markii ay Lazio la heshiisey kooxda Milan, taasaana keentay inay haatan Bianconeri holliso heshiiska ay la gaarto kooxda Aquile oo aysan isku fiicnayn.

Kooxda Juve ayaa la sheegayaa inay la diyaar tahay €12m oo lagu daray Sturaro si ay u hesho adeegga Keita, sid uu sheegayo wakiilka Vincenzo Morabito oo la hadlayay Radio Incontro Olympia.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close