Alexis Sanchez oo idin leh “Ramadaan Kariim”

Sanchez 2

(London) 09 Juunyo 2017 Weerar yahanka kooxda Arsenal ee Alexis Sanchez ayaa ka soo muuqday muuqaal uu dadka muslimiinta ah ugu hambalyeeynayo bisha barakaysan ee Ramadaan.

Alexis Sanchez ayaa ka soo muuqday muuqaalka isaga oo loo meerinayo Ramadaan Kariim, laakiin ugu danbayntii isaga ayaa si toos ah idiin leh “Ramadaan Kariim”.

Mustaqbalka laacibkaan reer Chile ee kooxda Arsenal ayaa mugdi ku jira, waxaana si wayn u doonaya saxiixiisa Manchester City iyo Bayern Munich.

Arsenal ayaa wadahadalo heshiis kordhin ah kula jirta wakiilka Alexis Sanchez, tababare Wenger ayaana xili hore baahiyay in laacibku uu sii joogi doono garoonka Emirates.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close