Day: June 8, 2017
-
Ameerika
Shaxda uu xulka Brazil beri kala hortagayo Argentina oo daaha laga rogay
(Brazil) 08 Juunyo 2017. Xulka Brazil ayaa beri kulan saaxiibtinimo oo aan xilaaftan ka marneyn la yeelan doona xulka ay…
Read More » -
England
RASMI: Shakespeare oo si joogta ah loogu dhiibay xilka tababaranimo ee Leicester City
(England) 08 Juunyo 2017. Craig Shakespeare ayaa si joogta ah loogu magacaabay xilka tababaranimo ee naadiga Leicester City iyadoo loo…
Read More » -
Italy
RASMI: Milan oo xaqiijisay Rodriguez [Sawirro]
(Milan) 08 Juunyo 2017. Milan waxa ay si rasmi ah u xaqiijiyey saxiixa daaficii Wolfsburg Ricardo Rodriguez oo ay kula soo…
Read More » -
Italy
GOOGOOSKA: Italy vs Uruguay 3-0 (Italia oo Uruguay edbisey)
Italy vs Uruguay 3-0 Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
AC Milan oo Lazio kula heshiisey inay €50m ku qaadato Lucas Biglia iyo Keita Baldé Diao (Maxaa weli harsan?)
(Milano) 08 Juunyo 2017 – AC Milan ayaa lasoo werinayaa inay qaab qaam raam ah ku wada qaadanayso Lucas Biglia…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
XOG: Federico Bernardeschi oo heshiis shakhsi ah la gaarey Inter Milan
(Milano) 08 Juun 2017 – Garab-weerarka Fiorentina ee Federico Bernardeschi ayaa sida lasoo werinayo aqbalay dalabka Inter Milan, isagoo iyaga…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Italy Under 20 vs England Under 20 1-3 (Junyarka Ingiriiska oo gaarey final-ka Koobka Adduunka)
Italy Under 20 vs England Under 20 1-3 Halkan ka daawo SAWIRRADA Gool FM
Read More » -
Spain
“Waxaan jeclaan lahaa inaan dhex galo Maskaxda Messi si aan u ogaado sida…”. Pep Guardiola
(Catalonia) 08 Juunyo 2017. Pep Guardiola ayaa aaminsan in Lionel Messi uu yahay mid ka mid ah ciyaartoyda ugu hibada…
Read More » -
England
Lambarkii ‘24’ ee uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Cheick Tiote oo la soo jeediyay in howl gab laga dhigo
(England) 08 Juunyo 2017. Taageerayaasha kooxda Newastle United ayaa soo gudbiyay codsi ah in howl gab laga dhigo oo aan…
Read More » -
England
Man United oo aan diyaar u ahayn inay heshiis cusub ka saxiixdo Zlatan Ibrahimovic
(Manchester) 08 Juunyo 2017 Kooxda Manchester United ayaan diyaar u ahayn inay heshiis cusub ka saxiixdo weerar yahankeeda reer Sweden. Zlatan…
Read More »