Muxamed Saalax oo dab ku sii shiday wararka sheegaya inuu ku biirayo Liverpool…(SAWIRRO)

ss

(Roma) 07 Juunyo 2017. Xiddiga heysta diinteena Islaamka ee garabka weerarka kaga duula kooxda AS Roma ayaa maalmahaanba si wayn lala xiririirinaya inuu qarka u saaran yahay Liverpool, hayeeshe laacibka ayaa iminka arrinkaa sii bidhaamiyay.

Weeraryahanka reer Masar ayaa sawir la galay labo taageere oo Liverpool ah oo kor u sida maaliyada kooxda reer England mar uu joogay xerada tababarka xulkiisa.

Roma iyo Liverpool weli kuma heshiin lacagaha 40 ka milyan balse Salah ayaa aad ugu dhawaanaya inuu ka soo muuqdo xilli ciyaareedka cusub kooxda Jurgen Klopp.

EEG SAWIRKA:

Mohamed Salah was spotted in Egypt...

...and stood for photos with fans and Liverpool shirts

The snaps were shared on social media and Twitter exploded into life

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close