Dybala oo fariin Damqasho leh u soo diray taageerayaasha kaddib guul daradii Real Madrid

Juventus' Argentinian striker Paulo Dybala reacts after losing the UEFA Champions League final football match between Juventus and Real Madrid at The Principality Stadium in Cardiff, south Wales, on June 3, 2017. / AFP PHOTO / Filippo MONTEFORTE (Photo credit should read FILIPPO MONTEFORTE/AFP/Getty Images)

(Torino) 05 Juunyo 2017. Paulo Dybala ayaa fariin qiiro leh boggiisa Istagram soo dhigay kaddib guul daradii qaraareyd ay kala kulmeen Real Madrid final ka Champions League.

Da’yarka reer Argentina ayaa dowr muhiim ah uga ciyaarayay kooxda reer Talyaani tan iyo intii ay ka soo gaareysay Final ka koobka dhaga waynaha, heyeeshee ciyaar fiican ay soo bandhigeen Juve qeybtii hore ee dheesha ayaa gabi ahaanba la waayay qeybtii labaad.

Dybala ayaa fariintiisa ku sheegay inay soo laaban doonaan iyagoo ka xoogan sidii hore ebid.

“Uma aysan dhammaan sidii aan rabnay, laakiin tan ugu fiican ayaan sameynay si aan u soo gaarno yoolka Final ka,” Dyabala ayaa sidaa ku yiri boggiisa Instagram.

No terminó como queríamos, pero lo dejamos todo. Me entristece por el equipo, por los hinchas y por mi. Nos han derrotado pero no vencido. La desilusión es enorme y aprenderemos de esta derrota que duele. Hoy más q nunca, más unidos y con más determinación retomamos desde aquí. Non è finita come volevamo, ma abbiamo fatto di tutto per arrivare al traguardo finale. Mi dispiace per me, per la squadra e per i tifosi. La delusione è tanta, ma dobbiamo imparare da questa sconfitta che ora brucia. Chi perde è sconfitto, ma non vinto. Ancora più uniti, ancora più convinti, ricominciamo da qui. Oggi piu’ di prima. It’s not over as we desired, but we did the best to go for the final goal. I feel sorry for the team for the fans and myself. The disappointment is huge, but we must learn from this defeat which now hurts. The loser is defeated, but it’s not over. Stronger together and even more determined, let’s start from here. Today more than before. ⚽️💪🏼⚪️⚫️

A post shared by Paulo Dybala (@paulodybala) on

“Waan ka xumahay wixii ku dhacay kooxda, taageerayaasha iyo nafsadeyda intaba.

“Niyad jabku waa mid wayn, laakiin waa inaan wax ka baranaa  guul daradan  taa oo iminka na xanuunjineysa.

“Guul dareystaha waa laga adkaaday, laakiin ma aysan dhammaan.

“Wada jir ayaan xooganahay oo xitaa ka go’aan adag nahay, aynu ka bilowno halkan. Maanta in kabadan wixii hore.”.

Dybala ayaa CL ka dhaliyay afar gool oo ay ka mid tahay labo gool uu ka dhaliyay Barcelona quarter-final.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close