Day: June 5, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Ka bogo 10-ka kooxood ee waawayn ee kal-ciyaareedkan seegaya CL + Sawirro
(Zurich) 05 Juunyo 2017 – Waxaa Sabtigii dhowaa lasoo abyay koobka Horyaallada Yurub ee Champions League 2016/2017, balse waxaa durba…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Milan oo Jarmanka u joogta dhamaynta heshiiska Ricardo Rodríguez (Goorma ayuu caafimaadka marayaa?)
(Milano) 05 Juunyo 2017 – AC Milan ayaa xagaagan u muuqata mid mar kale ka dhex muuqata suuqa kala iibsiga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Antonio Rüdiger oo doonaya inuu Inter ku biiro
(Roma) 05 Juunyo 2017 – Antonio Rudiger ayaa la sheegayaa inuu doonayo inuu ku biiro kooxda Inter Milan, balse AS…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Xulka junyarka Talyaaniga oo usoo baxay nus-dhamaadka Koobka Adduunka + Muuqaal & Sawirro
(Seoul) 05 Juunyo 2017 – Xulka da’yarta 20-jirrada Talyaaniga ayaa usoo baxay nus-dhamaadka Koobka Adduunka kaddib markii ay 3-2 kaga…
Read More » -
Spain
Pepe oo Inter ballan uga baxay una bayraya PSG!
(Paris) 05 Juunyo 2017 – Waxaa lagu wadey inuu laacibkani noqon doono laacibka 1-aad ee kusoo biiri lahaa kooxda Inter…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Nike oo soo bandhigtay kubadda lagu ciyaari doono horyaalka Talyaaniga fasalka 2017-2018 + Sawirro
(Roma) 05 Juunyo 2017 – Kubadda Nike Ordem V waa kubadda rasmiga ah ee fasal-ciyaareedka soo aaddan lagu ciyaari doono…
Read More » -
Aasiya
DEG DEG: Cheick Tiote oo geeriyooday
(Beijing) 05 Juunyo 2017. CHEICK TIOTE ayaa geeriyooday galabta isaga oo ay da’diisu tahay 30, waxaa la sheegay in isaga oo…
Read More » -
England
Arsenal oo ku wargalisay PSG in Alexis Sanchez uusan iib ahayn
(London) 05 Juunyo 2017 Kooxda Arsenal ayaa u sheegtay kooxda PSG iyo dhamaan kooxaha doonaya Sanchez in laacibkoodu uusan iib ahayn…
Read More » -
Champ' League
“Xiliciyaareedka dambe ayaan isku dayi doonaa ku guulaysiga CL” – Miralem Pjanic
(Torino) 05 Juunyo 2017 Kubadd sameeyaha kooxda Juventus ee Miralem Pjanic ayaa dib u soo nooleeyay hamigii taageerayaasha kooxdiisa. Miralem Pjanic oo…
Read More » -
France
PSG oo ku dhaw dhamaystirka saxiixa Pepe
(Paris) 05 Juunyo 2017 Kooxda PSG ee dalka Faransiiska ayaa aad ugu sii dhawaanaysa dhamaystirka saxiixa daafaca Real Madrid. Qandaraaska Pepe…
Read More »