Day: June 4, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Liverpool oo qarka u saaran inay qaadato Muxamed Saalax
(Liverpool) 04 Juunyo 2017 – Liverpool ayaa la sheegayaa inay aad ugu dhowdahay inay AS Roma kula hehsiiso €40m oo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Laacib hore oo is barbardhig ku sameeyay sababta Juve 7 jeer looga qaaday Milan-na ay 7 jeer u qaadday CL + Sawirro
(Brescia) 04 Juunyo 2017 – Laacibkii hore ee reer Talyaani iyo kooxo fara badan ee Paolo Ziliani, oo haatan ciyaaraha…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxda Juventus oo sanadkan noqotay kooxda ugu dakhli badan Champions League
(Zurich) 04 Juunyo 2017 – Juventus ayaa looga adkaaday dhamaadka Champions League oo ay 4-1 ku garaacday kooxda Real Madrid,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Magaalada Napoli oo xalay Madriidaysnayd (Nacaylka Juve oo ay bannaanka soo dhigteen)
(Napoli) 04 Juunyo 2017 – Waxaad ogayd sida ay reer Catalonia u taageerayeen Juventus iyagoo ka horjeeda Real Madrid, xalay…
Read More » -
France
PSG oo ku soo biirtay tartanka saxiixa Fabinho
(Paris) 04 Juunyo 2017 Kooxda PSG ayaa ku soo biirtay tartanka saxiixa laacibka qadka dhexe ee kooxda Monaco Fabinho. L’Equipe ayaa ogaatay…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo ka saxiixaysa Zinedine Zidane heshiis inta ka harsan noloshiisa
(Madrid) 04 Juunyo 2017 Sida uu sheegay madaxwaynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez, Zinedine Zidane ayaa la qorshaynayaa inuu iska sii…
Read More » -
Champ' League
“Weli waxaa ii harsan hal fursad oon ku qaadi karo Champions League.”. Buffon
(Cardiff) 04 Juunyo 2017. Gianluigi Buffon ayaa ka dhawaajiyay inuu weli heysto fursad uu ugu guuleysan karo koobka Champions Leaugue.…
Read More » -
Spain
“Kaddib markii aan 3-2 uga adkaanay Real Madrid, Enrique wuxuu ii sheegay inaan ahay laacibka ugu fiican taariikhda kubbada cagta.”. Lionel Messi
(Catalonia) 04 Juunyo 2017. Lionel Messi ayaa sheegay in tababarihii ka tagay Barcelona ee Luis Enrique uu kooxda u soo…
Read More » -
Champ' League
MUUQAAL: James Rodriguez miyuu xalay inkiray Zidane kaddib markii uu safi waayay final ka Champions League!!???
(Cardiff) 04 Juunyo 2017. Zidane ayaa inuu safo iska dhaafee xitaa ku soo darin liiska uu keydka u magacaabay xiddiga…
Read More » -
Suuqa
Griezmann oo qalbi jabiyay jamaahiirta Manchester United
(Madrid) 04 Juunyo 2017. Antoine Griezmann ayaa xaqiijiyay inuu la sii joogayo kooxdiisa Atletico Madrid kaddib ganaaxii suuqa laga saaray…
Read More »