Kooxaha Juventus & Real Madrid oo jebiyay rikoodh horay ugu yaalley AC Milan

(Cardiff) 03 Juunyo 2017 – Fiidkan waxaa final-ka Champions League ku ballansan kooxaha Juventus iyo Real Madrid oo ku ciyaaraya magaalada Cardiff.

Haddaba, final-kan ayaa labada kooxba u noqonaya midkoodii 6-aad ee koobkan tan iyo markii loo bixiyay “Champions League” waxayna sidaa kusoo qabteen AC Milan oo ahayd kooxda qura ee ilaa 1992-kii 6 jeer soo gaartey final-ka Champions League kuwaasoo ay 3 ka mid ah ku guulaysatey, haatanse waxaa min 6 final gaarey Juve, Real iyo Milan.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close