HORDHAC: Juventus Vs. Real Madrid

champions-league-badge-preview-juventus-real-madrid_3299329

(Cardiff) 03 Juunyo 2017. Juventus iyo Real Madrid ayaa caawa Cardiff ku kala bixi doona.

Labadan naadi ma aha markii ugu horreeysay ee ay Fiinaalaha Champions League-ga ku kulmayaa,, markii ugu dambeeysay waxaa 1-0 ku badisay Los Blancos.

 

 

Wararka labada dhinac

 

Juventus

-Juventus wax dhaawac ah ma maqaan taas oo ka dhigan in Max Allegri uu safi karo dhinac aad u xoogan

-Allegri wuu dheeli karaa labada shax ee uu caanka ku yahay ee kala ah 4-2-3-1 or 3-4-2-1

 

Real

-Gareth Bale waxaa la xaqiijiyey in uu taam buuxa yahay, laakiin Zinedine Zidane waxaa wal walk u haya Isco maadama uu ahaa xiddigaha ololahan ugu wanaagsan Real

-Go’aan adag ayey ahaan dontaa in uu keydka dhigo xiddigaha ugu qaalisan taarikhda Real Madrid

-Daniel Carvajal waa diyaar kaddib markii ay sidaas Real xaqiijiyey

 

RAADRAAC

-Juventus wey badisay 7 ka mida 8dii kulan ee ugu dambeeyey Champions League-ga

-Juventus ayaa badisay 5 ka mida 6dii kulan ee isugu dambeeysay Real Madrid dhammaan tartamada

 

SAFAFKA LA FILI KARO

 Capture

 

Gegida:  National

 

Saacadda Geeska Africa: 9: 45Pm

 

Dhex dhexaadiyaha: Felix Brych (Germany)

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close