Day: June 3, 2017
-
Bannaanka Garoonka
TORINO: Meel lagu daawanayay finalka CL oo lagu kala cararay! (Maxaa dhacay?)
(Torino) 03 Juunyo 2017 – Waxaa lagu kala cararay meel ay taageerayaasha Juventus ku daawanayeen final-ka Champions League oo ku…
Read More » -
Champ' League
Real Madrid oo hanatay Champions League markii labaad oo xiriir ah kadib guul ay ka gaartay Juventus +SAWIRRO
(Cardiff) 03 Juunyo 2017 Kooxda Real Madrid ayaa samaysay taariikh aan horay uga dhicin koobka Champions League tan iyo markii loo…
Read More » -
England
Arsenal oo aad ugu sii dhawaanaysa dhamaystirka saxiixa Arda Turan
(London) 03 Juunyo 2017 Kooxda Arsenal ayaa aad ugu sii dhawaanaysa dhamaystirka saxiixa kubadd abuuraha kooxda Barcelona ee Arda Turan. Laacibka reer…
Read More » -
Champ' League
Ronaldo oo Rikoor ka dhigay Champions League
(Cardiff) 03 Juunyo 2017 Laacibka kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa Rikoor cusub ka sameeyay koobka horyaalada yurub. Ronaldo ayaa…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Juventus vs Real Madrid 1-4 (Juve oo dhulka lagula dhacay Dhamaadka CL)
Juventus: Buffon; Barzagli, Bonucci, Chiellini; Dani Alves, Pjanic, Khedira, Alex Sandro; Dybala, Higuain, Mandzukic Kaydka Juventus: Neto, Benatia, Lichtsteiner, Marchisio,…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Hordhaca UEFA Champions League – Preview – LIVE
UEFA Champions League – Preview UEFA Champions League – Preview UEFA Champions League – Preview Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxaha Juventus & Real Madrid oo jebiyay rikoodh horay ugu yaalley AC Milan
(Cardiff) 03 Juunyo 2017 – Fiidkan waxaa final-ka Champions League ku ballansan kooxaha Juventus iyo Real Madrid oo ku ciyaaraya…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
XOG: Donnarumma oo ay hor taallo inuu kala doorto Milan & wakiilkiisa Raiola
(Milano) 03 Juunyo 2017 – Donnarumma ayay hor taallaa inuu kala doorto AC Milan ama wakiilkiisa Mino Raiola, iyadoo uu…
Read More » -
Champ' League
Ramos iyo Ronaldo oo caawa samayn kara Rikoor haddii ay gool ka dhaliyaan Juventus
(Cardiff) 03 Juunyo 2017 Cristiano Ronaldo iyo Sergio Ramos ayaa caawa qarka u saaran inay gaaraan rikoor aan wali horay uga…
Read More » -
Champ' League
Ma ogtahay in Buffon uu doonayay inuu waayihiisa ciyaareed ka dheelo weerarka….(Yaa ku dhaliyay inuu goolhaye noqdo?)
(Cardiff) 03 Juunyo 2017. Juventus ayaa caawa qasadkeedu yahay inay taariikh sameyso marka ay final ka Champions League ku wajaheyso…
Read More »