La Novena, La Decima, Undecima maqashaye maxay u taqaan Real midka ay berri dooneyso in ay qaado?

1464473912827_lc_galleryImage_Real_Madrid_s_Spanish_def

(Cardiff) 02 Juunyo 2017. Habeen dambe waxaa Cardiff lagu go’aamin doona cidda qaadeysa ololahan Champion League-ga.

Real Madrid iyo Juventus oo ah laba dhinac ee isugu soo haray ma aha kuwo markii ugu horreysay qaadaya tartankan, bal, Real waxa ay u noqoneysaa hadii ay ku guuleysato kii 12-aad halka Juventus ay uga dhigantahay midkii 3-aad.

Hase ahaatee, Real oo ah kooxda tirada ugu badan haysata waxa ay caado ka dhigatay in ay magac u bixiso midka ay qaadaba!

Waxaa aad caan u noqday wixii ka dambeeyey midkii sideedaad, kii sagaalad waxa ay ugu yeertay La Novena, kii 10-naad oo ka soo daahay waxa ay u bixisay La Decima, kii kow iyo tobnaad oo ay kal hore qaaday waxaa loogu magacdaray Undecima hadaba midkan magacii?

Duodecima!!

FG: Magacyado waa tirada Spanish-ka, tusaale, sagaal, toban IWM.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close