Sawirro dheeraad ah oo khuseeya imaanshaha kooxda Real Madrid ee magaalada Cardiff + Sawirro

(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Waxaa habeen dambe final-ka Champions League oo ah koobka heerka kooxeed ee dunida ugu xiisaha badan ku kulmaya kooxaha Juventus vs Real Madrid.

Haddaba waxaa magaalada Cardiff soo caga dhigtay kooxda Real Madrid oo kaso duushay magaalada Madrid, taasoo goor dhowayd ka degtey gegada caalamiga ee Cardiff.

Hoos ka daawo sawirrada:

b b1 b2 b3 b4 b5 b6 b7 b9

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close