Kooxda Juventus oo gaartey magaalada Cardiff + Sawirro

(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Waxaa habeen dambe final-ka Champions League oo ah koobka heerka kooxeed ee dunida ugu xiisaha badan ku kulmaya kooxaha Juventus vs Real Madrid.

Haddaba waxaa magaalada Cardiff soo caga dhigtay kooxda Juventus oo udbeheeda iyo dhigeheeda wadata taasoo goor dhowayd ka degtey gegada caalamiga ee Cardiff.

Hoos ka daawo sawirrada:

B b b1 b2 b3 b4 b5 b8 b8 b9 b10 b11 b12 b13

B

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close