Ka bogo liiska 25-ka kooxood ee bixiya mushaharooyinka ugu badan kubadda cagta (Barca oo u horreeysa)

(London) 02 Juunyo 2017 – Waxaa soo baxay liiska kooxaha bixiya mushaharooyinka ugu badan kubadda cagta kuwaasoo ay safka hore kaga jirto kooxda FC Barcelona.

Kooxda Barca ayaa mushahar ahaan sanadkii u bixisa 279 milyan oo gini, waxaana kaalinta 2-aad ku jirta kooxda Man United oo sanadkii quurta 265 milyan oo gini, waxaa soo raacda oo 3-aad ciriirsanaysa kooxda kale ee reer EPL ee Chelsea oo bixisa 256 milyan oo gini.

Haddaba, ka bogo 25-ka kooxood ee reer Yurub ee bixiya mushaharooyinka ugu badan.

b1

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close