DAAWO: Juventus oo soo saartay muuqaal goos goos qurux badan ah balse baqdin galin kara Real Madrid!

C_fg4auXcAAiqYQ

(Cardiff) 02 Juunyo 2017. Iyada oo habeen dambe lagu kala bixi doono Cardiff hadana, Juventus waxa ay isku soo dubaridday muuqaal goos goos ah oo aad cajiib u ah.

Muuqaalka waxa uu ku saleysan yahay bandhigyadeydii Champions League-ga ololahan!

Ciwaanka ayaa baqdin galin kara jamaahiirta Real! “Waa waqtigii la soo qaadi lahaa”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close