Day: June 2, 2017
-
Champ' League
Safafka ay Juventus iyo Real Madrid habeen dambe ku soo gali doonaan Finalka Champions League haddii aysan dhibaato kale soo bixin
(Cardiff) 02 Juunyo 2017. Jariiradda Marca ayaa soo saartay safafka ay habeen dambe garoonka ku soo gali doonaan Juventus iyo…
Read More » -
Champ' League
“Juventus ma ahan tii 2015.”. Tababare Allegri oo digniin u diray Real Madrid
(Cardiff) 02 Juunyo 2017. Massimiliano Allegri ayaa sheegay in Juventus aysan ahayn tii labo sano ka hor ay Barcelona ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
UEFA oo shaacisay TV-yada laga daawan doono dhamaadka CL! (Somalia halkee ka daawanaysaa)
(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Xiisaha final-ka UEFA Champions League oo ah ciyaarta heerka naadi ee ugu xiisaha badan dunida…
Read More » -
Champ' League
CL FINAL: Tirada daawan doonta, dalalka laga daawan doono iyo tirooyin kale oo kasoo baxay UEFA + Sawirro
(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Min Afghanistan, Andorra, Azerbaijan …. ilaa Zambia, Zanzibar, Zimbabwe. Waxaa ka bilowda dalalka habeen dambe…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ka bogo liiska 25-ka kooxood ee bixiya mushaharooyinka ugu badan kubadda cagta (Barca oo u horreeysa)
(London) 02 Juunyo 2017 – Waxaa soo baxay liiska kooxaha bixiya mushaharooyinka ugu badan kubadda cagta kuwaasoo ay safka hore…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
MUUQAAL & SAWIRRO: Amaanka garoonka lagu ciyaarayo final-ka CL oo aad loo adkeeyay
(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Waxaa habeen dambe dhacaysa ciyaar laga daawan doono in ka badan 200 oo dal oo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: AC Milan oo soo iibsatey Franck Kessie + Sawirro
(Milano) 02 Juunyo 2017 – AC Milan ayaa ku dhawaaqday inay soo dhamaystirtay saxiixa laacibkii hore ee khadka dhexe uga…
Read More » -
Champ' League
Sawirro dheeraad ah oo khuseeya imaanshaha kooxda Real Madrid ee magaalada Cardiff + Sawirro
(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Waxaa habeen dambe final-ka Champions League oo ah koobka heerka kooxeed ee dunida ugu xiisaha…
Read More » -
Champ' League
Kooxda Juventus oo gaartey magaalada Cardiff + Sawirro
(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Waxaa habeen dambe final-ka Champions League oo ah koobka heerka kooxeed ee dunida ugu xiisaha…
Read More » -
Champ' League
”Taariikhda Real Madrid waxba ka beddeli mayso miisaanka ciyaarta” – Gianluigi Buffon
(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Qabtaha qawaarka ah ee Juventus ee Gianluigi Buffon ayaa aqbalsan inay Real Madrid kaga waayo…
Read More »