Gareth Bale oo isna loo sameeyey taallo maar ah balse noqotay mid ay jamaahiirtu ka maadeystaan!

14962263507410

(Madrid) 01 Juunyo 2017. Taaladii maarta ahayd ee uu Emanuel Santos u sameeyey Cristiano Ronaldo ayaa jamaahiirta u noqotay qodob ay ku caweeyaan hadana Gareth Bale ayaa sidoo kale loo sameeyey kahor fiinaalaha Champions League-ga ee Cardiff.

14962266348095 14962266349440

Fursad kale oo kaftan! Walow Santos uu ku adkeysanayo in Cristiano Ronaldo  in Ronaldo ku faraxsanaa sida midda dambe ay noqotay.

Waxa ay ku qaadatay Santos 256 saacadood in uu ku dhammeystiro midda Bale taas oo uu miisaankeedu yahay 40 kiilo.

14962231854781

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close