Month: June 2017
-
toos
GOOGOOSKA: Germany U21 vs Spain U21 1-0 (Jarmankaa oo hantay koobka Da’yarta Yurub)
Germany U21 – Spain U21 Germany U21 – Spain U21 Germany U21 – Spain U21 Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Lorenzo Pellegrini oo ku biiray kooxda AS Roma + Sawirro
(Roma) 30 Juunyo 2017 – Kooxda AS Roma ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dib u iibsatey Lorenzo Pellegrini…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: AC Milan oo la saxiixatay Fabio Birini + Sawirro & muuqaal
(Milano) 30 Juunyo 2017 – Kooxda AC Milan ayaa ku dhawaaqday inay la saxiixatay weerarka Fabio Borini oo ay kasoo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
AC Milan oo qarka u saaran inay qaadato kubad qaabeeyaha Hakan Çalhanoğlu
(Leverkusen) 30 Juunyo 2017 – Imaanshiyaha Fabio Borini ma cajabinin taageerayaasha AC Milan si la mid ah Hakan Calhanoglu oo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Wakiilka Antonio Rüdiger oo London u tegaya si uu Chelsea ula xaajoodo
(London) 30 Juunyo 2017 – Kooxda Chelsea ayaa wada hadallo cusub la furtay daafaca kooxda AS Roma ee Antonio Rudiger.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxda Bayern München oo soo bandhigtay funaanadda 2-aad ee ay ku ciyaarayso fasalka 2017-18 + Sawirro
(Munich) 30 Juunyo 2017 – Kooxda Bayern Munich ee ugu turuqa roon dalkaasi Jarmanka ayaa soo bandhigtay funaanadeedda 2-aad ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Bonucci ugu dambayn wuxuu ku biiri doonaa Blues” – Paul Mariner
(London) 30 Juunyo 2017 – Qannaaskii hore ee Arsenal jaalle Paul Mariner ayaa sheegay inuu rumaysan yahay in Chelsea ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
XOG: Gianluigi Donnarumma oo udbihiisa & dhigihiisa sita oo Isniinta la ballansan AC Milan
(Castellammare di Stabia) Juunyo 2017 – Warar soo baxaya maanta ayaa sheegaya in Gianluigi Donnarumma oo ay wehliyaan qoyskiisa iyo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
ADAGAA IBRA!: Ibrahimovic oo kubad-xeebeed ciyaaray & dhakhtar la yaabay!
(Stockholm) 30 Luulyo 2017 – Dhakhtarka qalliinka fuliya ee Kristian Samuelsson ayaa sheegay inuu aad ula yaabay markii uu arkay…
Read More » -
Ameerika
DAAWO: Dhakhaatiir iyagoo qalliin ku jira daawanayay ciyaartii Portugal-Chile
(Santiago) 29 Juunyo 2017 – Marka ay timaaddo kubadda cagta xaalku caadi ma aha, marka ay taagan tahay xulka qarankana…
Read More »